Masuul ka Tirsan  Gobolka Hiiraan Oo Xilka laga qaaday  

November 24, 2019 (Awdinle Online) – Wasiirka Maaliyada Iyo hormarinta dhaqaalaha Dowlad Goboleedka  Hir Shabeelle ayaa Xilkii ka qaaday Isu duwihii Maaliyada Maamulka Gobolka Hiiraan .

 

Cabdiweli Maxamuud Xuseen ayaa loo magacaabay Isu duwanaha Maaliyada Maamulka Gobolka Hiiraan.

 Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com