Doorashada Qof iyo Cod ah meelaha laga karo 2021

November 25, 2019 (AO) – sanad iyo bar ayaa ka harsan Doorashada guud ee Dalka soomaaliya waxaana uu muran ka taagan yahay qaabka doorashadu ay u dhici karto.

Dad aad u tiro badan ayaa waxaa ay ku rajo weyn yihiin in la qaban karo Doorasho nooca hal qof iyo halc ah.

Fadlan si fiican u eeg una akhri goobaha lagu qaban karo ee xorta ah.

1. Gobalka Banaadir
Degmooyinkiisa waa 18

2. Hir- Shabeele
Balcad, Cadale, Jowhar, Mahaay, Buulo Burte, Beledweyne, Halgan, Matabaan, Cadalle iyo Warshiikh.

3. Koonfur Galbeed
Awdiinle, Baydhabo, Buurhakabo, Diinsoor . Wanlaweyn, Afgooye, Shalanbood, Marka, Baraawe, Waajid, Bardaale, Xudur, Qansaxdheere Tigeeglow, Ceelbarde iyo Yeed.

4. Jubaland
Kismaayo, Afmadow , Dhoobley, Badhaadhe, Baardheere, Garbahareey, Luuq, Doolow, Beledxaawo iyo Ceelwaaq.

5. Galmudug
Dhuusamareeb, Caabudwaaq, Cadaado, Guriceel, Balanbale, Hobyo, iyo Gaalkacyo.

6. Puntland
Garoowe, Galkacyo, Goldogob, Jariiban, Burtinle, Qardho, Bosaaso, Badhan, iyo Buhoodle