November 26, 2019 (AO) – xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Xildhibaan Canad Xasan Cilmi ayaa si adag uga hadley falkii foosha xumaa ee ciidanka amniga ay ku hor istaageen Xildhibaan Daleys Xasan Aadan uu safar u aheyd Deegaan Doorashadeeda ee Degamadda Luuq ee Gobalka Gedo.
Xildhibaan Daleys waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku hor istaagey Ciidanka amniga gaar ahaa Hay’adda Sordoonka sida ay iyaduba Baarlamaanka ka hor sheegtey.
Halkan hoose ka Daawo falcelinta Xildhibaanadda ee is hortaaga.