Daawo Xildhibaan lagu eedeeyey Musuqmaasuq Mucaawinadii Hiiraan

November 27, 2019 (AO) – Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegey in ay jiraan musuqmaasuq baahasan oo lagu sameeyey deeqdihii loogu talagaley dad ay saameysey fataahada webiga shabeele.

Qeybo ka mid ah bulshada ay dhibaatadda fatahaada ay sameysey ayaa cabasho weyn ka muujiyey musuqmaasuq balaaran oo ay kula kacdey Xildhibaan Samiira  Xasan Cabdulle oo ka mid mudaneyaasha golaha shacabka, waxayna sheegeen in ay leexsatey Mucaawino iga loogu tala galey.

Halkan ka Daawo Dadka Cabanaya

.