Kenya oo Rasmi ah u Dhaqan-Gelisey Heshiiskii ay la gashey Dowladda Soomaaliya

NovenNov 27, 2019 (AO) Warqad ka soo soo baxdey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda kenya oo ku taariikheysan November 26, 2019 ayaa lagu cadeeyey in ka dambeeyey wakhtiga si toos loo ogotaadey in diyaaraddaha ka baxa garoonka muqdisho ay si toos ah u aadi doonaan Nairobi.

Waxaa la ogolaadey in dadka wata baasabooradda dowladda ee Diplomaasiga iyo baasaboorka shaqada ee service ka ay dal ku galka ka qaadan karaa garoonka jomo kenyatKe ee Nairobi.

Arintan ayaa imaaneysa xili labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen iyo la wanaajiyo xiriirka labada dal u dhaxeeya.

Halkan ka akhriso Warqadda Cadeynta