Nin looga Shakiyay Dilka 3-Ruux Oo Boliiska  Holland Gacanta Ku Dhigay

December 1, 2019 (Awdinle Online) – Ninka la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Booliska Holland .

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii |Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah,

Ninka la qabtay oo 35-jir ah ma laha cinwaan ama deegaan la ogyahay,Waxaana  loo gudbiyay saldhig boolis halkaas o  laga weydiinayo su’aalo. doono.”

Saddexda qof ee dhaawacmay waa  laba hablood oo 15-sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaana  dhammaantood laga soo saaray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii aheyd.

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com