Sawiro:- Wasiirka Dhalinyaradda KGS oo Shir u Tegey Muqdisho.

December 02, 2019 (AO) – Wasiirka Dhalinyaradda iyo Cayaaraha Dowlad Gobaleed Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cali oo loo yaqaano Cali Dhuux ayaa maalintii shaley hayed ee 02, December 2019 shir uga qeyb galey Magaacadda Muqdiaho ee Caasimadda Dalka.

Wasaaradda dhaaliyaradda iyo cayaaraha dowladda federaalka ee soomaaliya ayaa waxaa muqdisho ku qabatey shirweyne heerkiisu aad u sareeyo oo loo qabtey dhaliyaradda soomaaliyeed si loogu ifiyo hiigsiga mustaqbal ayaa dhalinyaradda.

Wasiir Cali Dhuux oo casuumad rasmi ah ka heley Wasaaradda dhalinyaradda iyo cayaaraha ee heer federaal ayaa waxaa uu shirka ka sheegey in mustaqbalka umadda soomaaliyeed uu ku jiro gacamaha dhalinyadda, sidaas darteed loo baahan yahay in dhalinyadda la fahansiiyo muhiimadda qaranimadda.

Shirkan ayaa ahaa mid heerikiisa qaban qaabada aad u sareeyey, ugu dambeyntiina uu soo xirey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda feferaalka ah ee Soomaaliya.

Warar sugan kala soco awdinle.com