Madaxweyne Laftigareen  Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dowladda Finland:- (Sawiro)

December 3, 2019 (Awdinle Online) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Xafiiskisa ku Qaabilay Wafdi heer caalami ah

Wafdigan manta soo gaaray magalada baydhab ee xarunta gobalka bay waxa Dowladda Finland.

Intaa ka dib madaxda Dowladda Finland. iyo madaxweynah cabdicasis xasan ayaa qaaday kulan saacado adan .

 

Kulanka waxaa  goob joog ka ahaa agaasimha madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo xubka ka tirsan golaha wasiirada mamulka .

Masuuliyinta Dowladda Finland. iyo madaxweynaha konfur galbed ayaa isku fahmay in mamulka laga caawiyo hormarinta arimha bulshada iyo kaabayasha dhaqaaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaliya .

 

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u mahad celyay masuuliyiintii ka socday Dowladda Finland. Wuxuuna  ugu baaqay in ay taageero deg deg ah iyo mashaariic hormarineed ka fulyaan deegnada Konfur Galbed .

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com