Gadoomiye mursal oo la kulan la qaatay Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Iyo Guddiga Dhab U Heshiisiinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Shir Guddomiyey Kulan U Dhaxeeyey Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Iyo Guddiga Dhab U Heshiisiinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland

Waxana Kulanka Warbixino Looga Dhagaystay Guddiga Dhab U Heshiisinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Soo Dhaweeyey Dadaalada Ay Guddigan Sameeyeen Oo La Xiriira Arimaha Dowladda Federalka Soomaliya Iyo SomaalilandGuddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Shir Guddomiyey Kulan U Dhaxeeyey Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Iyo Guddiga Dhab U Heshiisiinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland

Waxana Kulanka Warbixino Looga Dhagaystay Guddiga Dhab U Heshiisinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Soo Dhaweeyey Dadaalada Ay Guddigan Sameeyeen Oo La Xiriira Arimaha Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Somaaliland