Midowga Yurub Oo Itoobiya ugu Deeqey €170 Million Euro

December 7, 2019 (AO) – Dowladaha ku bahoo ey Midowga Yurub ayaa maanta Dowladda Federaalka ah Itoobiya ugu deeqey aduun lacageed oo gaaraya € 170 kun oo ah lacagta ay isticmaalaan dowladaha midowga yurub.

Deeqdan lacageed ee la siiyey Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa looga tala galey in lagu kabo dhaqaalaha sii diciifaya ee dalka Itoobiya iyo bedelada lagu sameynaayo hay’addaha Dowladda.

Ma ahan markii ugu horeysey ee midowga yurub ay kharash noocaan oo kale ah siiyaan dowladda itoobiya, hase ahaatee waxaa la oran karaa waa midii ugu badneyd ee la siiyo.