December 10, 2019 (AO) – war hada masoo gaaray ayaa sheegay in dagaal waqti kooban socday ay kooxda al-shabaab ay kula wareegeen gacan ku haunts hotel SYL oo ka soo horjeedo xarunta Madaxtooyadda Villa-Somalia ee magaaladda Muqdisho.
Weerar oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa uu dhacay 20 daqiiqo ka hor, waxaana weli socda rasaas aan la ogeyn dhica ay u socoto.