Wax ka ogow Qasaaraha Weerarkii SYL Hotel

December 10, 2019 (Awdinle Online) – weerarkii caawa fiidkii kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL ee kasoo horjeeda Madaxtooyadda Soomaaliya waxaa ka dhashey qasaare naf iyo maalba leh.

Dad mas’uuliyiinta ah ee ku dhintey waxaa ka mid ah Garsoore C/qaadir Xaaji oo ka tisanaa Maxkamadda Racfaanka ee Gobalka Banaadir.

Wararku Waxaa ay intaas ku darayaan in ay jiraan ilaa 87 qof oo 53 ka mid ah ay xildhibaano ahaaheen oo la soo badbaadiyey.