Akhriso Magacyadda Dadka ku dhintay Hotel SYL & Kuwa ku Dhaawacmay

December 11, 2019 (AO) – weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel SYL waxaa uu geystey Khasaare naf iyo maalba leh, inta laga war haayo dadka ay waxyeeladu kasoo gaartey waa sida hoos ku qorar.

1 Garsoore C/qaadir Cumar Cabdi -Dhimasho
2 Xildhibaan Maxamed Cali Magan -Dhaawac
3 General Cabdi Ashkir -Dhaawac Fudud
4 Xildhibaan Yuusuf Xayle -Dhaawac Fudud
5 Ganacsade Xoosh Kibrey Dhaawac Fudud
6 Ex Wasiir Gacamo Dheere -Dhaawac Fudud
7 Ex Wasiir C/Qaadir Cali Cumar -Dhaawac Fudud
8 Xildhibaan Jaamac Askar -Dhaawac Fudud
9 Ganacsade Maxamed Ogle -Dhaawac Fudud
10 Agaasime Aadan Qooje -Dhaawac Fudud

Waxaa kaloo jira labo ka mid ahaa ilaaladda hotelka oo dhaawac ah, labo qof oo aan weli la aqoonsan oo dhimasho ah.

Hadaba wixii inaas ka dheeri ah dib ayaan ka soo sheegi doonaa.