Shekh C/raxman Bashir ”Waan Iska Diiday In Aan Ka Qeyb Galo Shirarkii Ka Dhacay kenya iyo Djibouti ”

December 25, 2019 (Awdinle Online) –Mufakirka wayn ee shiikh cabdiraxman bashiir ayaa si wayn ugu hadlay sababtii ka dambeysay in uu ka qeyb Qaadan wayo shirarkii isbuucan ka dhacay meel kala duwan caalmka iyo sababta ka dambeysay in uu iska diiday. sido kale wuxuu shiikhu tibaaxay qofka noqon kara aqoonyahaan iyo waxyaabah laga rabo .