Cadeyn: Liiska Xildhibaanada Ahlu-Sunna oo si Rasmi ah loo aqbalay

January 03, 2020 (Awdinle Online) – Guddiga Farsamada ee maamul u dhisida Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u aqbalay liiska 20-ka Xildhibaan ee dhanka Ahlusuna ka imaanaya.

Arntani oo ah bilowga dhismihii ugu horeeyay ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana lagu wadaa in maalmaha soo socda la shaaciyo tirada ka hartay Baarlamaanka Galmudug ee ah 69-ka Xildhibaan ah.

Sida la wada ogsoon yahay qeybta hartey waxaa soo xuli doona Odayaasha dhaqanka ee saxiixayasha Galmudug ah.

Halkan Hoose ka Akhriso Liiska