Shuruudaha doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo la soo saray

January 14, 2020 (Awdinle Online) –Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Shuruudaha lagu xiray Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka oo gaaray 8 qodob ayaa waxaa ka mid ah in Musharax kasta oo gudoomiyaha u tartamaya u bixiyaa 10kun oo dollar.

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com