Madaxweyne Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa

January 14, 2020 (Awdinle Online) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com