Ka ganacsiga Gaadiidka qaar oo Somaliland mamnuucday

February 5, 2020 (Awdinle Online) –Somaliland ayaa degaandeeda ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaadiidka dabdamiska oo horay Ganacsato ay u keeni jireen degaanda maamulka Somaliland.

Waxa ay Somaliland sheegtay in gaadiidkaasi ay soo dejin karaan kaliyah maamulka Somaliland Hay’addiisa kala duwan.

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com