C/kariin Guuleed oo baaq u diray DFS, Galmudug iyo Beesha caalamka

February  9, 2020 (Awdinle Online) –Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Musharax Madaxweyne doorashada sanadka 2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed uu uga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka.

War saxaafadeedka C/kariin Guuleed oo isugu jiray baaq iyo talooyin uu u jeediyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

 Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com