Madaxweyne Waare oo Magacaabis sameeyey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto Madaxweyne ku Magacaabay Maareeyaha Telefishinka Iyo Raadiyaha Hir-Shabeelle Sayid Ali Caseyr Sxb Hambalyo allahana kula garab galo mas’uuliyada laguu igmaday.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista,waxaase xusid mudan in Maamulka Hir-Shabeelle uusan laheyn Telefishin iyo Raadiye ku hadla Afka Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle.

Maareeyaha Cusub