Dowladda Federalka oo bixin doonta dal kugal isku mid ah.

March 10, 2020 (Awdinle Online) – Dowladda federalka ah ee Soomaaliya gear ahaan wasaaradda arimaha dibadda ayaa soo saartey warqad wareegto ah oo tilmaameysa bixinta dal ku gal isku mid ah iyo waraaqaha safarka deg deg ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa waayahan dambe ka shaqeyneysey sidii ay u hagaajin laheyd nidaamka socdaalka iyo arimaha jinsiyadaha.

Halkan ka akhriso warqada wareegtada ah.