Daawo Sawiro:- Dowladda Federaalka oo Diyaarisay Xarun lagu Hayo Dadka laga Helo Coronavirus

March 17, 2020 (Awdinle Online) – Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan Guddiga dhawaan loo xilsaaray la dagaalanka cudurka ConoraVirus oo loo yaqaano COVID19.

Dowladda Federalka ah ayaa maanta diyaarisay goob ku meel gaar ah oo lagu xanaaneyn doono dalka lagu arko ama laga helo cudurk Coronavirus.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo saartey digniino iyo talooyin Caafimaadka oo wax badan ka qaban kara badqabka bulshada Soomaaliyeed.Soomaaliyeed.

 

Wixii warar dheeri ah dib ayaan kasoo sheegi Doonaa.