Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofurgalbeed oo la ansixiyay

Baarlamaanka 2aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood o afar kamid ah ay yihiin dumar ayaa guddoomiye looga dhigey Cismaan Buulle Macalin.

Guddigan ayaa laga doonayaa inay soo diyaariyaan xilliga ay dhacayso doorashada guddoonka iyo weliba shuruudaha doorashada.