Maamulka Degamadda Baydhabo oo soo saaray amaro looga hortagayo faafidda Xanuunka COVID-19

April 10, 2020 (Awdinle Online) – Guqa magaaladda Baydhabo iyo Guddiga ka hortagga Xanuunka  COVID-19 ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay soo saareey amar saameyn doona dhammaan bulshada ku nool Magaaladd Baydhabo, iyadoo Ujeedkoodu yahay sidii loo xakameyn lahaa faafidda Coronavirus.

Laammaha Ammaanka ee magaaladda lagu amrey in Khaad kasoo gala magaaladda iyo dadka soo geliyaba ay gacanta kusoo digaan, “waxaana guud ahaan la amray Ciidamada Booliska iney qabtaan Cid walba oo jabisa amarkaa ah in la joojiyay guudahaan Jaadka ka yimaada  Waddamada Kenya iyo Itoobiya” sidaas waxaa yiri Gudoomiyaha Degamadda ahna Duqa magaaladda Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikole.