Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xilka ka qaaday Agaasime

Wasiirka amniga Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Maxamed Cabdulaahi Nuur u magacaabay xilka agaasimaha barnaamijka dhaqan celinta dhalinyarada ka soo goosata Al Shabaab.

Wasiir ayaa xilkaan ka qaaday Maxamed Cali Xuseen ayaa sida ku caq warqad uu Wasiir Ducaale soo saaray 12-kii April 2020.

Ilo-wareedyo ka tirsan wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegay in sababaha xilka qaadista agaasimaha ay ku timid khilaaf soo kala dhexgalay wasiirka iyo Agaasimaha Xilka laga qaaday Maxamed Cali Xasan.

Halkaan ka aqri warqada Magacaabista iyo xil ka qaadista.