Haamaha lagu keydiya Oxygen-ta oo Puntland diyaarinaysa

Mamulka Puntland ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland oo dhan oo lagula tacaalo xanuunka COVID-19.