Diyaarad lagu soo ridey Degamadda Bardaale

May 04, 2020 (Awdinle Online) – ugu yaraan 5 qof ayaan ku dhimatay diyaarad arkaab oo ay lahyed African Express oo lagu soo riday garoonka diyaaradaha ee degmadda Bardaale gobalka Bay.

Diyaaradda ayaa ku socday degmadda Baardheere ee gobalka Gedo, ilaa iyo hada lama oga dadka saarnaa diyaarada in ay yihiin Ciidan iyo Rayid toona.

Weli ma jiro cid si toos ah u faahfaahisey sababta rasmiga ah oo diyaaradu u dhacdey.