Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP)

June 22, 2020 (Awdinle Online) – Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP) ayaa looga hadalay arimaha doorashooyinka dalka.

Sidoo kale xisbiga ayaa wax uu baarlamaanka Soomaaliyees ugu baaqay in aysan ansaxin talo soo jeedinta guddiga labada aqal kaasi oo meel ka dhac ku ah dastuurka dalka Xisbiga ayaa aad u taageeray koontada haweenka ee 30%.

Halkan Hoose ka akhriso warqadda War-saxaafadeedka.