C/raxmaan C/Shakuur oo sheegay inay Guul dareysatay Dowladda Madaxweyne Farmaajo

Xisbiga Wadajir ee u hoggaamiyaha ka yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa cadeeyay mowqifkooda ku aadan heshiiska Doorashooyinka.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in Heshiiska aan la cayimin xilliga ay doorashadu billaabaneyso, isla markaana a Xisbiga ay dalbanayaan in la caddeeyo taariikhda ay doorashadu billaabaneyso.