Weerar dad ku dhinteen oo Caawa ka dhacay Beledweyne

Ugu yaraan Hal Qof oo dumar ah ayaa ku dhintay Saddex qof kalana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib weerar bam gacameed ah oo caawo lagu weeraray maqaaxi ku taalo xaafada suuqa xoolaha ee Magaalada baladweyne.

Dadka dhawacmay ayaa la geeyay isbitaalada Magaalada halkaasoo lagu tacaalayo xaaladooda caafimada.

Majirto cid sigaar ah weerarka bambaano loogu qaaday, waxaana Goobta tegay howlgallo ka wada Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Beledweyne, iyada oo xaalada ay tahay mid macaan.

Wararka kusoo kordha kala socda Shabakadda Wararka Awdinle.com