38 sano ka dib Danjire Abukar Baale oo shir Guddoominaya shirka Golaha Guud ee QM

Horaantii bishii Augusto ayey aheyd markii danjire Abukar Daahir Cusmaan (Baale) uu ku guuleystaan tartanka Madaxweyne ku-xigeenka golaha loo dhan yahay ee Qaramadda Midoobey ee tirsigiisu yahay 75th session.

Danjire Abukar Baale ayaad moodaa inuu si weyn uga soo dhexmuudey jimciyadda quruumaha ka dhaxeysa tan loo magacaabay xilka wakiilka joogtada ah ee bishii luuliyo Sanadii 2017 oo aheyd markii.

Shirka 75aad ee Golaha Guud ayaa u socda si habsami leh iyadoo madaxda dunida ay si toos ah khudbadahooda u jeedinayaan.