Laamaha Ammaanka oo gacanta ku dhigay Nin hoobiye tuurayay

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in amaan iyo bogaadin uu u jeediyanayo ciidamada amniga oo heegan buuxa ugu jira sidii ay Shacabka Gobolka Banaadir uga badbaadin lahaayeen Al-Shabaab.

Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa mararka qaar kusoo dhaca hoobiyeyaal ay soo tuuraan Al-Shabaab kaas oo waxyeelada ugu badan ay soo gaarto dad Shacab ah.