Madaxweyne Farmaajo oo wax laga weeydiiyay dhiibistii Qalbi Dhagax

Madaxwayne Farmaajo oo la waydiyey dhiibistii qalbi dhagax iyo in uu raali galin iyo Cududaar ka bixnayo ayaa ka gaabsaday wuxuuna ka jawabay su’aalo kale oo uu waydiyey qofkii su’assha qalbi dhagax waydiyey.

Sidoo kale madaxwaynuhu wuxuusan ka Jawaabin su’aalkale oo laga waydiyey sababtii ay Jabhada ONLF urur aragagixiso ah ugu aqoonsadeen.

Waa markii u horaysay oo madaxwayne Farmaajo bulshada horteeda lagu waydiyey dhiibistii Qalbix dhagax ee 2017.

Madaxwaynaha ayaa su’aalaahaan iyo kuwo kale lagu waydiyey madal doorashada ku saabsan oo uu qaban qaabiyey Macadka Raas oo muqdisho ka howl gala.