XOG:-Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqayo & liis la helay

Ilo ku dhadhaw Ville Soomaaliya ayaa ku Warmayo in 48ka saac soo aadan si Rasmi ah Loogu dhawaaqi doona Golaha Wasiirada cusub xukuumadda Reysal wasaare Maxamed xuseen Rooble wasiirada ay ubadan tahay inay kasoo dhaxmuqadan liiska Wasiirada cusub waxaa ka mid ah

1 Xil dhibaan Mustaf dhuloow
2 Xil Cabdulahi Goodax bare
3 Xil khadiijo Maxamed diirye
4 XIl Khalif cabdi cumar
5 Xil Maxamed cabdi Xayir
6 Omar faaruuq cismaan
7 jamaal Maxamed xasan
8 Ducaale beyle

Sido kale wararka ayaa sheegayo in Wasiirada badankood ay isku shaandheeyan ku soo Gali doonaa Liiska shaxadan hordhac ah ayaa is badali karo markasto waxaan ilo Madaxtooyada Soomaaliya joogay laga soo wariyay inay u badantahay wasiirada in lagu dhawaaqi doona beri Galab ugu dambeyan.