War hadda nasoo gaaray ayaa sheegeya inuu geeriyoodey amiirka Boqortooyadda dalka Kuwait Sheikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaabir Al-Sabaax oo ku geeriyooday Da’da 90 jir.
Amiirka ayaa ahaa shaqsi udub dhaxaad u ahaa Wada-jirka iyo walaanimadda Dowladaha Carabta iyo iskaashiga dalalka islaamka.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.