Xilliga la qabanayo Ciyaaraha Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo la shaaciyay

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sirasmi ah ugu  ku dhawaaqday  xilliga la qabanayo tartanka Kubadda Cagta ee  maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

QOraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in tartanka la qabanayo bisha December ee sannadkan 2020.