Wararkii ugu dambeeyay doorashooyinka Hir-Shabeelle

Wararka ka imaanayo magaalada jowhar ee caasimada Hir-shabeelle ayaa ku warmayo in markale maanta dib udhac ku yimaaday
Jadwalka doorshooyinka soo xulista baarlamaanka 2aad Hir-shabeelle aydoo warar kala duwan ay kasoo baxaan baaqshada jadwalka ee maanta.

Dhan kale ilo ku dhaw madaxtooyada hirshabelle ayaa shaaciyay in doorshada Hir-shabeelle waqtigeeda ay ku dhici doonta islamarkaan aysan jiran wax mudo koroorsiimaha ah inkasto warar qar ay sheegyaan inay kulmo Arimaha doorshooyinka hirshabelle Looga hadlyay ay muqdisho kasocodon waxaana kulmada ay dhaxmaraan Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed cabdi waare waxgaradka iyo siyaasinta Hir-shabeelle kasoo jeedo.

Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas ayaa asigan dhankiisa kulmada kawado muqdisho waxaan La sheegay inay xalay kulmeen madaxweynaha Hir-shabeelle aygoo kawada hadlay isla Arimaha doorshooyinka.