NISA oo Diiwaan gelineysa Shaqaalaha rayidka ee Dowladda

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qorsho Hay’adda Nabdsugida Soomaaliya ku diiwaangelineyso dhamaan Shaqaalaha Dowladda.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda oo la ogeeysiiyay, Hay’adda NISA, Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble Rooble Rooble sheegay in sababo amni darteed loo diiwaangelinayo Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Soomaaliya.

Ugu Wasaaraha kala duwan ee Dowladda ayaa la faray in ay Hay’adda NISA kala Shaqeeyaan diiwaangelinta Shaqaalaha si loo marsiiyo hubin Amni.