Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Sidda ay Risaa Warbaauinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday gaari Siday dad Shacab ah gobolka Galgaduud.

Hal Qof ayaa ku dhaawacmey kadib markii dablay hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saaraayeen dad shacab ah oo ka baxay Balamballe kunasii jeeday Deegaanka Qaran oo isla degmadaasi ka tirsan.

Kooxda Falkaasi geysatay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen,waxana degaanadaas horay uga dhacay dagaal beeleedyo.