XOG: Madaxweyne Farmaajo oo saxiixaya 13 Sanoter Aqal Sare ee G/Banaadir

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maal maha soo aadan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Saxiixi doono 13 Xubdoon uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo  Aqalka Sare.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in 13 Kursi ee Aqalka Sare loo kala qeybiyay Beelaha sidatan, Hawiye iyo Banaadirga 7 Xubnood ayaa la siiyay halka 6 kalana loo qeybiyay Beelaha Dir, Daarood iyo Digil Mariflo.

Qaar kamid ah duubabka dhaqanka beelaha Hawiye oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka digay Saami qeybsiga inu madaxweynaha Saxiixo, iyaga oo sheegay in 13 kursi kaliya ay leeyihiin beelaha dega Gobolka Banaadir.