RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golihiisa xukumadda.

Wasiirka qaarkood ayaa la soo celiyay,halka kuwa kalana isku shaandhayn lagu sameeyay.

Wasiiradda qaarkood ayaa waayay xilalkoodii.