Xisbiga Wadajir oo soo bandhigay Hantida uga maqan weerarkii Xarunta Hoggaamiyahooda

Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir ayaa soo bandhigey hantida Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku waayey weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga 24-kii Bishii December ee sanadkii 2017-kii:

Xisbiga ayaa sheegey in hoggaamiyahooda ay ka maqan yihiin hantidan Hoose iyo sidoo kale Xubno kamid ah mas’uuliyiinta Sar Sare ee Xisbiga.

Gaari aan xabbadu karin oo ah $85,000.
Apple Mac Computer
Galaxy Mobile
3 Suud, 4 Surwaal, 7 Shaati
Hugo Boss Perfume [Cadar].
Hard Disk
Laptop Surface pro 4
Iphone 6+
Glaxy 9
$35,000
British Passport
Apple Disktop
2 Ookiyaal.