Ciidamada Dowladda oo weeraray Saldhig ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Saraakiil katirsan guutada 15aad ee Taliska Qaybta 21aad ayaa sheegay in dagaalka uu sigaar ah uga dhacay inta u dhexeeysa deegaanada sinadhaqo iyo labi dulle ee katirsan Gobolka Galgaduud.

Dadka degaannada lagu dagaalamay ku sugan ayaa waxaa ay sheegeen in xaalada ay haatan tahay mid degan, isla markaana ay arleen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaalka.