Wakiilka QM oo Maanta ka hadlaya doorashooyinka Soomaaliya

Shir jaraa’id ayuu Maanta qabanayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxaana Shirkaan uu ku qabsoomi doonaa Aalada Fogaan araga ah ee loo yaqaano ZOOM.

Shirkaan waxaa ayaa waxaa looga hadli doonaa xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya gaar ahaan Howlaha Doorashooyinka dalka

James Swan Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya wuxuu ka jawaabi doonaa su’aalo ay weeydiin doonaa¬† qaar kamid ah dadka ka soo qeyb gala kulanka uu kaga hadlayo xaalada doorashooyinka Soomaaliya.