NISA” Booliska ayaa mas’uul ka ah in Shabaab qaraxyo soo geliyaan Muqdisho”

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa ku eedeeysay,  Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-shabaab Walxaha qarxo kala soo dagaan dekada iyo Canshuurta ay ka helaan dekeda.
Hay’adda NISA waxay sheegtay inay go’aansatay in baaritaan lagu sameeyo dhamaan konteenarada kasoo dagaya dekeda, si looga hubiyo in lagu soo qariyay aaladaha qaraxyada.