Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Guddiga doorashooyinka dadban

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle, 8-da Xubnood ayaa waxaa wehlin doona 3 Xubnood oo ka imaan doona Federaalka.

Guddiggaan ayaa wareegtada Madaxweynaha lagu Magacaabay Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn ay iska dhex doortaan marka la soo gudbiyo liiskooda ayaa haddana waxaa lagu magacaabay Wareegto.