Gaari xoog ku geli rabay Xaramka oo la qabtay

Albaabka 89 ee Xaramka waxaa laga hor istaagay dhibaato weyn kadib markii qof watay gaari nooca Raaxada ah uu isku dayay inuu xoog ku galo xaramka shalay oo jimco ahayd,

Saraakiisha sacuudiga oo arinkaan maanta ka hadashay waxaa ay sheeegeen in weerarkaas aysan cidna waxba ku noqo gaaarigana uu watay muwaadin Sacuudiga u dhashay oo madax looga jiro.

Faah-faahin dheeraad ah nala soco Insha allaah.