Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo lagu dhawaaqay

Xildhibaanada Baarlaanka Hirshabeele ayaa maanta la dhaariyay, iyada oo Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka lagu waddo in ay dhacdo shanta bisha soo socoto.