Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal, waxaana guddigaani ay ka kooban yihiin 25 xubnood, iyadoo ay dhammeystir u noqon dioonaan heshiisayadii ay wada gaareen Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin: