Guddiga doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle oo la magacaabay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle oo Magacaabay Guddiga doorshooyinka Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiiso.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood ayaa laga soo xulay Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxaana ay ka Shaqeyn doonaan doorashada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiiso.